FAAFINTA RASMIGA AH EE JSL

FAAFINTA RASMIGA AH EE JSL (Af -Ingiriisi: Somaliland Official Gazette ) waa daabacaad rasmi ah oo ka tirsan xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, wargeys dawladeed . [1] [2]

Somaliland Official Gazette
Typemonthly
Owner(s)Dawladda Somaliland
PublisherGaryaqaanka Guud ee Somaliland
LanguageSomali
HeadquartersHargeisa, Somaliland

Inta jeer ee daabacaadda wax ka badal

Daabacaaddu waxay dhacdaa bil kasta.

Luqadda wax ka badal

Faafinta Rasmiga ah hadda waxaa lagu daabacay oo kaliya Af -Soomaali.

Sidoo kale eeg wax ka badal

  • Liiska wargeysyada dawladda

Tixraacyo wax ka badal

 

Xiriirrada dibadda wax ka badal

  1. http://www.somalilandlaw.com/somaliland_official_gazette.html
  2. https://www.govsomaliland.org/articles/official-gazette