Erey
Eregu waa mid ka mid ah afka waxa uuna ka koobmaa mid kaliya ama ka badan oo xarfo ah waana shibbane ama shaqal ama xita xarfo isku dhigan oo af-soomaaliga macna sugan ku dhex leh. Sida (i, af, hoy, geel, abaal, hangool, hangaraarac. Dhammaan waa waxaas waa ereyo kana ugu yarna waa "i" oo ah magac u yeel. Ereygu waa uu yeelan karaa hal xaraf, laba xaraf, saddex xaraf, afar xaraf, shan xaraf, lix xaraf iyo in ka badan.
Astaamaha ereygaEdit
- Dhawaaq
- In samaynayo macno
- kalinimo
Qeybaha ereygaEdit
- Magac
- Fal
- Xaraf
Ereygu tiro ahaanEdit
Xaaladaha EreygaEdit
eeg sidoo kaleEdit
TixraacEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Words. |