Xaraf
Xarafku wadar : xaraf iyo xuruuf waa summad ka mid ah dhigaalka. Xarafku waa laba mid: Shibbane ama Shaqal, xarfaha farta Soomaaliga waa kow iyo labaatan shibbane iyo toban shaqal kuwaas oo loo yaqaan xarfaha higgaadda. W/Q: Abdullahi Said Musse(Guure).
taariikhEdit
Far Soomaaliga waxaa la qoray Sanadkii 1972-kii. Af soomaaliga waxa lagu qoraa xuruufta laatiinka ka dib 11 sano markii la magacaabay guddigii Af Soomaaliga sanadkii 1961. Dood dheer ka dib, guddigu wuu talo gafay. Dawladdii Kacaanka ayaa dib boorka uga jaftay guddiga waxaana muddo 2 sano ah lagu hirgeliay qorista iyo barashada Soomaaliga.
18 nooc oo far Soomaali loo damacsanayaa ayaa waxaa soo bandhigay af yaqaano kala duwan. Guddigii Af Soomaaliga ee shaqaynayay 1961 ilaa 1972 ayaa doortay fartii afyaqaan Shire Jaamac Axmed taas oo horay uu ugu tijaabiyay buugaag, biirayaal bille ah sida "Iftiinka Aqoonta" iyada ay jireen tartan ballaaran oo dhanka xaruufta Carabiga ah maadama Soomaalidu Quraanka ku barato Alif, Ba. Xaruufta Laatiinka waxaa loo door biday arrimo dhaqaale, qalabkii wadanka yiil iyo asbaabo kale.
AlifbeetoEdit
ShibbaneEdit
Shaqal gaabanEdit
Shaqal dheerEdit
AA, EE, II, OO, UU
Eeg sidoo kaleEdit
TixraacEdit
Xarfaha Soomaaliga | |||||||||||||||||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
B | T | J | X | KH | D | R | S | SH | DH | C | G | F | Q | K | L | M | N | W | H | Y | |||||||
A • E • I • O • U |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Letters. |
Axmed Nuur Cabdi Shire