Dumarka Soomaaliyeed

Xaaaladaha haweenka ee dawladda somaliya

Dumarka Soomaaliyeed waxay ka mid yihiin kuwa dalkooda jooga iyo kuwa qurbajoog ah. Gaar ahaan, arrimo badhan ayaa haysta dumarka Somaliyeed, qurbajoog iyo dalkajoog, labadha ba. Magaziinka Face2Face Africa, waxay tiri, dumarka soomaaliyeed inay tirakoobkood ka mid tahay, dumarka ugu gurux badhan qaarada Afrika oo dhan.