Dowladii Huwan
Dowladdi Huwan (carabi هووان ) waxay ahayd boqortooyo. Dawladdii waxa madax ka ahaa Xuseen Dalal Iljeex, oo ka mid ahaa xulafadii Itoobiya iyo cadowga Boqortooyadii Darawiishta. Sababta ayaa ah in daraawiishtu ay dileen ergaygii nabadoonka ka dib markii ay damceen qabaa’ilka Ogaadeenya inay dilaan. Dhulkaas waxa mar dambe lagu dari doonaa Talyaaniga dagaalkii 2aad ee adduunka ka dibna Ingiriiska wixii ka dambeeyay dagaalkii 2aad ee adduunka.
Dowladka waxa ay xad la lahayd wadamada Suldanada Darawiish dhanka bari-waqooyi, Amxaaro dhanka galbeed, Rayid dhanka waqooyi, Saldanadii Hobyo dhanka bari, Saldanadii Geledi dhanka koonfur, iyo Saldanadii Aussa iyo Djibouti dhanka waqooyi galbeed.