Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012

Doorashada Madaxtinimada aan toos ahayn ayaa ka dhacday Soomaaliya 10kii Sebteembar 2012. Baarlamaanka Federaalka Ayaa doortay Xasan Sheekh Maxamuud asigoo ah Madaxweynihii ugu horeeyey burburkii ka gadaal.

Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012

Template:Succession links
 
Nominee xasan Sheekh Maxamuud Sharif Ahmed
Party sʜᴀʀ ᴍᴜᴛᴀᴅɪᴋᴜᴅʜᴀsʜᴀʏ ᴡᴀsᴀ

ᴄᴀɢᴏ ᴅᴀʜᴀʙ ᴊᴇɢ ɢᴇʀᴀʟɪsʜᴏ🔕

sʜᴀʀ ᴍᴜᴛᴀᴅɪᴋᴜᴅʜᴀsʜᴀʏ ᴡᴀsᴀ

ᴄᴀɢᴏ ᴅᴀʜᴀʙ ᴊᴇɢ ɢᴇʀᴀʟɪsʜᴏ🔕

Electoral vote 190 79

Madaxweyne before election

Maxamed Cusman Jawaari
(Sii Haye)

Elected Madaxweyne

Xasan Sheekh Maxamuud

Raad Raac wax ka badal

Markii uu dhacay Dagaalkii sokeeye december 1990kii lana eryey Siad Barre January 26, 1991 waxaa xukunka si ku meel gaar ah loogu doortay Cali mahdi Muxamad 29-kii Jannaayo 1991-dii, waxaa 2000-2004 La soo doortay Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xassan dowladii lagu magacaabi jiray TNG oo iyana ay ka horyimideen Hogaamiye Kooxeedyo. waxaa markaas hadana la soo doortay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed Dowladda federaalka kumeelgaarka TFG oo iyadana ka horyimideen isla Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho waxaa sii xigay Ciidamo Itoobiya Ka socda oo dalka qabsaday iyagoo gacan siinaya Dawladda, Iscasilaadii Cabdullaahi Yuusuf Axmed kadib waxaa la soo doortay Sheekh Shariif Axmed Dawladiisiina waxaa ka horyimid Al-Shabaab dagaallo farabadan oo dhiig ku daatay ayaa dhacay, waxaa meeshaas ku dhamaaday Kumeel Gaarnimo. Dawladda Soomaaliya Gacanteeda kuma jirto Dul fara badan ee Jamhuuriyadda ilaa Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya , Waxaa Dawladda Gacansiiya Ciidamada AMISOM,

Xasan sheekh Maxamuud

190 / 275

Shariif sheekh Axmed

79 / 275
Marashaxiin Wareegii Koowaad Wareegii Labaad
Codad % Codad %
Xasan Sheekh Maxamuud 60 22.22 190 70.63
Sharif Ahmed 64 23.70 79 29.37
Cabdiweli Maxamed Cali 30 11.11
Abdiqadir Osoble Ali 27 10.00
Abdullahi Ahmed Adow 24 8.89
Abdirahman Baadiyow 21 7.78
Mohamed Abdullahi Farmajo 14 5.19
Ahmed Ismail Samatar 8 2.96
Yusuf Garaad Omar 8 2.96
Abdiwahid Elmi Gonjeh 3 1.11
Mohamed Abdiweli Sheikh Yusuf 3 1.11
Omar Salad Elmi 2 0.74
Haji Mohamed Yasin Ismail 2 0.74
Mohamed Abdullahi Omar 1 0.37
Osman Mohamed Gaal 1 0.37
Said Issa Mohamud 1 0.37
Zakariye Mohamud Haji Abdi 1 0.37
Mohamed Ahmed Salah 0 0.00
Salad Ali Jelle 0 0.00
Maslah Mohamed Siad Barre 0 0.00
Ibrahim Ali Hussein 0 0.00
Abdirahman Mohamed Abdi Hashi 0 0.00
Codad/Aan wanaagsanayn 1 2
Wadarta 271 100 271 100
Xigasho: