Diyaarada Turkiga
Sharkad duullimaad
Diyaarada Turkish (Af Turki : Türk Hava Yolları; Af Ingiriis : Turkish Airline; Af Carabi : ar) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
| |||||||
La asaasay | 20 May 1933 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Xarunta duullimaadka | |||||||
Magaalada diiradda | |||||||
Barnamijka Safarrada Joogtada | Miles&Smiles | ||||||
Qolka Nasiinada Garoonka | July 15 Heroes of Democracy Lounge[2] | ||||||
Isbahaysiga | Star Alliance | ||||||
Laamaha |
| ||||||
Baaxadda kobaca | 335 Diyaaradood | ||||||
Baraha | 291 Garoon Diyaaradeed[6] | ||||||
Halkudhagga shirkadda | Widen Your World | ||||||
Xarunta | Istanbul Atatürk Airport, Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey | ||||||
Dadka haga |
| ||||||
Macaashka | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 10.522 billion (2015) | ||||||
Dakhliga socodsiinta | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 2.042 billion (2015) | ||||||
Dakhliga | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 1.069 billion (2015) | ||||||
Hantida guud | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 16.383 billion (2015) | ||||||
Saamileyda | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 4.842 billion (2015) | ||||||
Shaqaalaha | 18,667 Shaqaale (2013)[7] | ||||||
Website | www.turkishairlines.com |
Tixraac
wax ka badal- ↑ 1.0 1.1 1.2 http://atwonline.com/airports-routes/ankara-will-become-third-turkish-airlines-hub
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 4 August 2016. Soo qaatay 2 August 2016. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ name=2013FS
- ↑ name=2013FS
- ↑ name=2013FS
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 27 November 2015. Soo qaatay 27 June 2016. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ (PDF). turkishairlines.com. 30 September 2013 http://investor.turkishairlines.com/documents/ThyInvestorRelations/download/icerikler/turkish_airlines_fact_sheet_eng_ver1.pdf. Soo qaatay 2013-12-18. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)