Diin-badeed biyo-saafi (Chelonia, Testudines, Af Ingiriis : terrapin;) waa xayawaan iyo jaad ka mid ah diin-badeedyada oo yar ah. Diin-badeedyo biyo saafi ah waa xamaraato oo u eeg iyo la bah-wadaaga diin-badeed iyo diin-dhuleed. Diin-badeedyo biyo-saafi waxay ku nool yihiin biyo-saafi.[1]

Diin-badeed biyo-saafi

Sidoo kale eeg

wax ka badal
  1. Franklin, Carl J. (2011). Turtle: A Extraordinary Natural History 245 Million Years in the Making. Crestline. ISBN 978-0-7858-2775-7.