Dhasheeg Waamo waa tuulo baadiyo ah, waxeena ku taalaa gobolka Jubbada Dhexe. tuuladaan waxa maro Wabiga Jubba, waxee u dhowdahay magaalada Bu’aale