Dareenka Denisan ama jawi denisan (Af Ingiriis : intransigence ama obstinate; Af Carabi : ar‎) dhanka siyaasada waa habsocod iyo qiiro ee taxna waqtiga kacdoonka White Movement ama Dhaqdhaqaaqa Cadaan, ee ahaa jabhad huwan ah ee lid ku ah dawladda Hantiwadaaga ama dawladda Hanti-wadareedka ee Ruushka sanadaha 1917 ilaa 1923. Ujeedada dareenka denisan ama jawiga denisan waxay ahayd in lagaga hor yimaado siyaasadda Joseph Stalin aa waqtigaas ahaa madaxweynaha dhaqdhaqaaqa Cadaan ee Ruushka.[1][2]


Sidoo kale eeg wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Alexey Vovk. Soviet Russia and Me
  2. Evgeny Miller. Why Are We Irreconcilable?