Dembidhaaf (Af Ingiriis : forgiveness; Af Carabi : ar‎) waa dareen iyo waxqabad waqtiga qof wax xun kugu samayay aad caafisid. Sida sharciga ah, dembidhaafku waa cafinta, saamixida iyo ogolaanshaha khalada qof ku sameeyay qof kale. Sidoo kale, dadku waxay dembidhaaf ka baryaan Alle (s.w.t) marka ay khaladaad sameeyaan.

Guud ahaan, dembidhaafku waa mid u fiican xidhiidhka aadamaha iyo dhamaan dadka, gaar ahaan qofka gefka ama khaladka loo geystay taasi oo u suurtogelisa in laga gudbo wixii khalad iyo xumaan dhacday.

Yehowah diyaar buu u yahay inuu binu'aadanka cafiyo.