Deegaanka Somaliland waa mid aad ugu dhow Juqraafiga Soomaaliya. Dhulka Somaliland waxay leedahay deegaano kala duwan oo ka kooban buuraley, dhul-daaqsiimeed, lamadegaano, dhul hoose iyo xeeb. Sida lagu sheegay cilmiga barashada dhulka (Jiyoolojiga), deegaanada Somaliland waxaa laga helay dhagaxaanta igneous iyo metamorphic crystalline kuwaasi oo lagu qiyaasay ineey samaysmeen 700 million sano ka hor.[1]

Hordhac wax ka badal

Deegaanada Somaliland waxaa laga helay dhagaxaan da'doodu ka badan tahay 700 million sano, kuwaasi oo samaysmey wakhtiga loo yaqaano Proterozoic.

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Somaliland is built on more than 700 million year old igneous iyo metamorphic crystalline basement rock.