Guban (Af Carabi : ar‎) waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland.[1] Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.

Khariidada juqraafga ee Somaliland.

Hordhac wax ka badal

Deegaanka Guban waa dhul aad u qalalan kaasi oo heelkusiisu gaadho ilaa 47 °C wakhtiyada xagaaga. Roob badan kama da'o inta badan, laakiin bilaha u dhaxeysa Maarso ilaa Juun waxaa mararka qaar ka da'a xoogaa roob oo goosgoos ah. Intaasi waxaa dheer, deegaanka Guban wuxuu leeyahay xoogaa dhir gaagaaban iyo ugaadh.[2] Deegaanka Guban waxaa ku yaala Banka Giriyaad oo dhaxa galbeedka gobolka Salal.

Xigasho wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Columbia Spectator. 26 October 2011. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Saddexaad 2014. Soo qaatay 14 March 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. . Britannica Encyclopedia http://www.britannica.com/EBchecked/topic/248125/Guban. Soo qaatay 14 March 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)