Ha ku khaldin "Ceel"

Dar  (Af Ingiriis : Watering trough, Af Carabi : ar‎) waa weel ka sameysan bir, qori (alwaax), harag ama shamiito (sibidh) oo xoolaha biyo loogu shubo. waxaa kaloo laga sameeyaa dhulka cidlada ah si ay duur joogtu biyo uga cabto,[1]

Dar biyo ku jiraan, Australiya.
Dar fardo

Sidoo kale eeg wax ka badal

Xiriiriye dibadeed wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. GL Norbury. The Rangeland Journal. 14 (1): 3–8. doi:10.1071/RJ9920003 http://www.publish.csiro.au/paper/RJ9920003.htm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)