Dagaalkii xudiin waa dagaal lagu kala baxay oo ka dhacay qaryada xudiin ee ku taal falastiin 25ka maalmadoone sanadkii 583H oo ku beegan 4ta julaay 1187, wuxuuna dhex maray muslimiinta oo hogaaminaayay Salaaxudiin Al-ayuubi iyo saliibiyiinta, muslimiinta ayaana guul ka gaareen, Guushaas oo u horseeday in ay xoreeyaan Qudus iyo badanaa magaalooyinka ku jiray gacanta cadawga saliibiyiinta.

Taariikhda wax ka badal

xigasho wax ka badal