Agaw (Ge'ez: አገው Agäw, ama Agew) waa qowmiyad degta ama nool Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya iyo Eratareya. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.

nimanka agaw iyo fardahoodii

Taariikhda wax ka badal

 
Naago Agaw ee Itoobiya

Agaw waxaa markii ugu horreysay lagu sheegay Monumentum Adlitanum qarnigii saddexaad, qoraal Aksum ah oo uu duubay Cosmas Indicopleustes qarnigii lixaad.

Luqadaha wax ka badal

Agaw waxay ku hadlaan afafka Agaw oo sidoo kale loo yaqaan luqadaha Kushitigga Dhexe oo qayb ka ah laanta Kushitigga ee qoyska Afro-Aasiyatik. Qaar oo ku hadla luqado kale sida Amxaari,Tigrinya iyo Tigree.

koox-hoosaadyo wax ka badal

  • Waqooyiga Agaw waxa loo yaqaan Bilen.
  • Galbeedka Agaw waxa loo yaqaan Qemant.
  • Bariga waxa loo yaqan xamir.
  • Koonfurta Agaw waxa loo yaqaanaa Cawi.

Tixraac wax ka badal

1. https://books.google.com/books?id=F2SRqDzB50wC

2. Munro-Hay, Stuart (1991). Aksum: an African Civilization of Late Antiquity. Edinburgh: Edinburgh University Press. p. 187. ISBN 0-7486-0106-6.