Curwa bin zubeyr

Taabici ka mid ahaa culumada waaweyn ahna mid ka mid ah Fuqahada Madiina ee todobada ah

Curwa bin Zubeyr waa Taabici aqoon fiican u leh diinta islaamka gaar ahaan Xadiiska iyo Taariikda, waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah Fuqahada Madiina ee todobada ah, Curwa waxa uu ku dhashay Madiina 23H isla Madiina ayuuna ku dhintay 94H.