Cuqdadda Masiixa ( cuqdadda Masiixa ama cuqdadda badbaadiyaha ) waa xaalad maskaxeed taas oo uu qofku aaminsan yahay inuu yahay badbaadiye ama uu noqon doono sidaas. [1] [2] Ereygu sidoo kale waxa uu tilmaamayaa xaalad maskaxeed uu qofku isu arko inuu masuul ka yahay badbaadinta iyo caawinta dadka kale.

Sawir dhaqameed ee Ciise reer Naasared, oo ah shakhsiga ugu caansan ee loo arko inuu yahay Masiixa.

Tusaalooyinka wax ka badal

Marka la eego hab-dhaqanka uu qofku isu arko inuu badbaadinayo qof kale ama koox dad sabool ah, waxa jirta fikradda ah in iska dhaadhicintaasu kor u qaadayso inuu isu arko qof muhiim ah, hoosna u dhigayso xirfadda iyo kartida dadka uu caawinayo si ay u horumariyaan noloshooda. [3]Template:NarcissismNacasnimo

  1. "Messiah Complex Psychology". flowpsychology.com. Archived from the original on 21 March 2014. Retrieved 25 July 2015.[1]
  2. Kelsey, Darren (2017). Palgrave Macmillan. p. 155. ISBN 978-3319607580.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. [2]Corbett, Steve; Fikkert, Brian (2014). Moody Publishers. ISBN 978-0802491886.  Maqan ama ebar |title= (caawin)Template:Page?