Ciise
(Waxaa laga soo toosiyay Ciise (Islaam))
Nebi Ciise waa nebi loo diray reer banii Israaiil, sidoo kalena lagu xusay Magac ahaan Kitaabka Qur'aanka kariimka, wuxuuna la mid yahay 25ka nebi uu Allah ku sheegay Qur'aanka magacooda, Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Maryama Bintu Cimraan, Suurada 19aad ee Qur'aanka Kariimka waxaa lagu magacaabaa Suuratu Maryama, Maryama bint cimraan qoyskooda waxaa lagu magacaaba Aala Cimraan oo asal ahaantooda ah Reer Banii Israaiil oo ku Abtirsada Nebi Yacquub oo Alle ugu yeeri jiray magaca Israaiil.
Nabiyada iyo Rususha Quraanka Lagu Sheegay.
wax ka badalNebiyada Allah S.W.T ku sheegay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa 25 Nabi oo kala ah: