Ceegaag waa magaalo Hayaag ah, kutaal gobolka Cayn ee waqooyiga Soomaaliya, gaar ahaan waqooyiga gobolka cayn.Ceegaag waxaa la dagay 6 juun 2006, waana magaalo aad u cusub.Hadana marka la bar bar dhigo deegaanada qadimiga ah sida [[Jarmal], widhwidh, Goob weyne, Ballicad, Xamar lagu xidh, Horufadhi, Saax dheer , Karin dabayl weyn, iyo Caynabo ayaa la oran karaa in ay ka horumar badan tahay kana weyn tahay dhismo ahaan iyo dhanka arimaha Bulshada iyo amniga. balse iyana waxa ka wayn oo kahorumar badan magaalooyinka Marqaan wayne, Taleex , iyo Xudun, Magaalada Buuhoodle waxay masaafo ahaan ujirtaa 70km.


Degmooyinka Gobolka Togdheer Calanka Soomaaliya