Cayn
Cayn waxay ahayd xarunta ee Darawiish ee ugu horaysay. Magaalada ugu weyn ee Cayn waa Buuhoodle, magaalo ka mid ah gobol ku yaala Somaliland., taasi oo 90 mile bari xigta magaalada Burco ee gobolka Togdheer.[1]
Cayn |
||
---|---|---|
Waxay Somaliland kaga taal Bariga.
|
||
Waqtiga | (UTC+3) |
Buhoodle waa magaalo Taariikh weyn ku leh dhulka Soomaalidu degto, waa halkii uu ka bilawday dhaqdhaqaaqii xornimo-doonka ee Daraawiish bilawgii qarnigii labaatanaad waxa ay caan ku yahay kuna tiirsan yahay xoolaha xool
Gobolada Soomaaliland | ![]() |
---|---|
Awdal | Cayn | Daadmadheedh | Hawd | Maroodi Jeex | Salal | Sanaag | Saraar | Sool | Togdheer | Xaysimo |
Sharaxaad KoobanEdit
Gobolka Cayn wuxuu ka kooban yahay 3, Degmooyin Kuwaasi oo kala ah:
- Buuhoodle oo caasimada ah
- Widhwidh
- Gocondhale