Cabdulaahi bin camar bin caas

Cabdulaahi bin Camar bin Caas Al-sahmi Al-qurashi (Af -Carabi; عبد الله بن عمرو بن العاص السهمي القرشي ) waa saxaabi ka mid ahaa saxaabada Nabi Muxamed scw, waxaana dhalay Camar bin Caas

Cabdulaahi bin Camar bin Caas
عبدالله بن عمرو بن العاص
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: Camar bin caas
hooyadii Riida binti munabbih
Dhashay: 594
Ku dhashay: Makka
Diintiisa: Islaam
xaaska
ilmahiisa Muxamad
walaalihiis Muxamad bin Camar
Dhintay: 67H ama 69H ama 65H
Ku dhintay: Masar ama Shaam