Open main menu

C.D (ingiriis: A.D ama After Death) loo soo gaabiyay "Ciise Dabadiis" waa taariikhda ka dambeeysa wakhtigii dhalashada Nabi Ciise (c.s). C.D waxaa lid ku ah C.H oo ah "Ciise Hortii".