Buurdhuxunle waa degmo kamid ah degmoyinka gobolka Bakool, Degmada waxa la aas aasey sanadi 1957[xigasho u-baahan] waxayna dagmada Xudur u jirtaa 90km. Buurdhuxunle waxaa daga beesha hadame oo degta gobolada Baay iyo bakool waana magaalo ganacsiyeed oo aad u mashquul badan.Dagmada Buurdhuxunle Waxey Ka Koobantahay 5-Xaafadood Sida 1-Towfiiq 2-Hormuud 3-Mubaarak 4-Howlwadaag 5-Farjan