Silsilada Buuraha Oogo (Af Ingiriis : Ogo Mountains) sidoo kale loo yaqaano Buuroleyda Galgodon, waa deegaan buuroley ah oo dhaca Waqooyiga Soomaaliya. Silsilada buurahan waxay dhex maraan gobolada Sanaag iyo Togdheer; kuwaasi oo meesha ugu dheer gaadhayso ilaa 2,450 mitir (8,038 ft). Intaas waxaa dheer, guud ahaan juquraafiga deegaanka silsiladani dhexqaado waa mid qalalan oo u dhow lamadegaan la mood.

Buuraha Oogo
Meesha ugu sareeysa
Halka ugu sareysaShimbiris
Jooga2,450 m (8,040 ft)
BaaxadaP2660
Kala soocaP2659
Juquraafi
Maabka buuraha Oogo
Somalia
DegmooyinkaSanaag Togdheer

Qaabdhismeedka wax ka badal

Silsilada buuraha Oogo waa kuwo dhaca deegaan joogiisu sareeyo kaasi oo ku kooban waqooyiga wadanka Soomaaliya. Deegaankani wuxuu leeyahay cimilada deegaanada jooga sare leh ee Aasiya oo kale. Waxaa deegaankan aad ugu qaab dhow yahay Lamadegaan la mood.

Cimilada wax ka badal

Iskucelceliska heerkulka sanadkii ee silsilada buuraha Oogo waa 20 to 26 °C (68 to 79 °F). Roobku wuxuu si fiican u da'aa bisha Maarso, halka ugu yar yahay bisha Ogosto. Isku celcelis waxaa sanadkii ka da'a deegaankaasi roob dhan 500-700 mm.

Faahfaahin Cimilada Gudaado (10°44'03.3"N 47°13'56.6"E)
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 19.5
(67.1)
21.4
(70.5)
21.7
(71.1)
22.3
(72.1)
22.8
(73.0)
22.0
(71.6)
21.6
(70.9)
21.9
(71.4)
21.4
(70.5)
21.0
(69.8)
19.9
(67.8)
18.7
(65.7)
21.18
(70.13)
Maalinle °C (°F) 11.6
(52.9)
13.3
(55.9)
14.1
(57.4)
15.4
(59.7)
16.5
(61.7)
16.6
(61.9)
16.7
(62.1)
16.8
(62.2)
15.8
(60.4)
14.1
(57.4)
12.5
(54.5)
11.4
(52.5)
14.57
(58.22)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 3.7
(38.7)
5.2
(41.4)
6.5
(43.7)
8.6
(47.5)
10.2
(50.4)
11.3
(52.3)
11.9
(53.4)
11.7
(53.1)
10.3
(50.5)
7.2
(45.0)
5.2
(41.4)
4.1
(39.4)
7.99
(46.39)
Roobka mm (Faraha) 18
(0.71)
17
(0.67)
39
(1.54)
53
(2.09)
84
(3.31)
56
(2.2)
20
(0.79)
55
(2.17)
103
(4.06)
16
(0.63)
17
(0.67)
4
(0.16)
482
(18.98)
Source: Climate Data [1]

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Climate Data. Climate Data http://en.climate-data.org/location/644814/. Soo qaatay 2012-04-09.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Xigasho wax ka badal

  • "Nuqul Archive". Happy Tours. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Lixaad 2013. Soo qaatay 13 June 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)