Bort Lois waa caasimada dalka Mauritius

Port Louis waa caasimada Mauritius . Waxaa aasaasay Fransiiska sanadkii 1735. Waxaa loogu magac daray boqorkii Faransiiska ee xilligaas Louis XV. Magaaladan oo ku taal xeebta badweynta Afrika (Hindiya). waa magaalada ugu weyn dalka, waxaana ku nool 150 kun oo qof. Port Louis, magaalo deked ah, waxay ku taal gobolka Port Louis ee dalka. Waxaa kaloo magaalada ku yaal garoon diyaaradeed oo caalami ah.