Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadato.

Boolo

Shumbirtaan waxee u badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha. Shimbiraha nuucaan waxee ku noolyihiin aduunka oo dhan.