Boholgaras
Baladusalaam waa degmo ka tirsan gobolka Gedo
Balley waa gobol ka go'ay gobolka gedoGobolka Balley waxa uu ka kooban yahay dhoor degmo oo kala ah :
1-Boholgaras
2-Qooneey
3-Diidacanaan
4-Galbarwaaqo
5-Madhawey
6-Baladusalaam
Gobolka wuxu caan ku yahay wax soosaarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha gaar ahaan Geela iyo lo'da.
Goblka wuxu daris layahay gobolada kala ah Bay iyo Gedo dhanka xadkana wuxu dariska kala yahay Dalka Ethiopia.