Bipasha Basu

Atariisho filim Bollywood

Bipasha Basu (waxay dhalatay 7 Janaayo 1979) waa jilaa Filim Hindi ah. waxaa lagu yaqaan shaqadeeda Filimda Hindiga, sidoo kale waxay kasoo muuqatay filimda luqadda Tamil, Telugu, Bengali iyo Ingiriisi.

Bipasha Basu
2016
Ku dhashay (1979-01-07) 7 Janaayo 1979 ( 45jir)[1]
New Delhi, Delhi, Hindiya
DhalshoHindiya
Shaqadajilaa
Sanadaha Shaqada1996–illa hada
Xaasaska[2]

Nolosha shaqsiga ah wax ka badal

 
Basu iyo ninkeeda Karan Singh Grover

Basu wuxuu guursaday jilaa Karan Singh Grover 30kii Abriil 2016.[3]

Fillim wax ka badal

Film wax ka badal

sanadka filimka
2001 Ajnabee
2002 Takkari Donga
2002 Raaz
2002 Aankhen
2002 Mere Yaar Ki Shaadi Hai
2002 Chor Machaaye Shor
2002 Gunaah
2003 Tujhe Meri Kasam
2003 Jism
2003 Footpath
2003 Rules: Pyaar Ka Superhit Formula
2003 Zameen
2004 Ishq Hai Tumse
2004 Aetbaar
2004 Rudraksh
2004 Rakht
2004 Madhoshi
2005 Chehraa
2005 Sachein
2005 Viruddh... Family Comes First
2005 Barsaat
2005 No Entry
2005 Apaharan
2005 Shikhar
2006 Humko Deewana Kar Gaye
2006 Darna Zaroori Hai
2006 Phir Hera Pheri
2006 Alag
2006 Corporate
2006 Omkara
2006 Jaane Hoga Kya
2006 Dhoom 2
2007 Nehlle Pe Dehlla
2007 No Smoking
2007 Om Shanti Om
2007 Goal
2008 Race
2008 Bachna Ae Haseeno
2008 Rab Ne Bana Di Jodi
2009 Aa Dekhen Zara
2009 All the Best: Fun Begins
2009 Shob Charitro Kalponik
2010 Pankh
2010 Lamhaa
2010 Aakrosh
2011 Dum Maro Dum
2012 Players
2012 Jodi Breakers
2012 Raaz 3D
2013 The Lovers
2013 Aatma
2014 Humshakals
2014 Creature 3D
2015 Alone

Tixraacyo wax ka badal