Berdel waa nooc ka mid ah guurka, kaas oo ah laba qoys oo aroos dhiganeeso in ee isdhaafsadaan arooska ama aroosada. caadi ahaan qoysaska way isyaqaaniin. waxay dhaqan caadi ah u tahay kurdiyiinta iyo sidoo kale qaar ka mid ah dhaqamada ka hooseeya Saxaraha Afrika.

Soomaalida waxay berdel u magac-dheereeyaan ereyga sighar.