Benseliin Af Ingiriisi ( Penicillin‏) Waamid kamida dawooyinka ladagaalma Bakteeriyada waana tan ugu qadiimsan noocii ugu horeeyay ee lahelayna waxa uu ahaa nooca looyaqaano Penicillin G‏. Dawdan Benseliin waxa soosaaray Dhaktarkii caanka haa ee looyaqaany Aleksander Fileming sanadihii sodomeeyadii qarnigii lasoo dhaafay,dawadni waxa ay aad ucaanbaxday dagaalkii labaad ee dunida kadib markii ay badbaadisay malaayiin dhaawaca oo kuwaxyeeloobay dagaalkaas.

Xayaysiin kusaabsan Dawda Benseliin oo qadiim ah
Qaabka Bensaliintu u shaqayso

Qaabkeeda wax ka badal

Qaabka isisaarka amaba ay u abuurantaa waa sidan R-C9H11N2O4S