Aleksander Fileming
Aleksander Fileming Dhashay 1881 Dhintay 1955 waxa uu ahaa Dhakhtarkii soosaaray dawda caanka ah ee looyaqaano Benseliin waxa uu kudhashay magaalada Darvel oo kuataala Iskotland
Taariikh nololeed
wax ka badalKadib markii uu waxbarashadiisii dhamaystay waxa uu kubiiray badhitaanada xanuunada iyo bakteeriyada. kadib markii uu ciidanka kubiiray dagaalkii koobaad ee dunida waxa uu fiiro dheer u lahaa dhaawaca iyo xanuunada sida durayga iyo qaaxada,halkaas ayaanuu kusameeyay tijaabooyin badan oo kusaabsan sidii looga hor tagi lahaa bkteeriyada waayo xiligaa lama aqoon wax bakteeriyada lagula dagaalamo.tijaabooyinkaa faraha badnaa iyo dhaawacyadii dagaalka ee uu lakulmayay amaba daawaynayay waxa ay u suurto galisay in uu helo wax uu kula dagaalamo Bakteeriyada waxaanuu soosaaray dawda caanka ah ee looyaqaano Benseliinsanadkii 1930 dawadani waxa ay badbaadisay nafo badan dagaalkii labaad ee dunida wxaanay ahayd xiligaas dawada ugu caansan uguna muhiimsan
Noloshiisa gaarka ah
wax ka badalFiliming waxa uu guursaday hal mar waxaanuu dhalay halwiil
Dhimashadiisii
wax ka badalwaxa uu dhintay sanadkii 1955
Jaa'isadihii uu qaatay
wax ka badalmaadama uu soosaaray dawada Bensaliin oo badbaadisay malaayin qof waxa uu mutaysatay Jaa'isado sare sidaas awgeed waxa uu ku guulaystay Jaaisada looyaqaano Nobel Prize waxa kale oo uu kuguulaysta jaa'isado iyo bilado kale oo aad ubadan
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Alexander Fleming. |