Baxdo waa degmo ku taalo gobolka Galguduud Waxeyna ka tirsan tahay maamulka Galmudug.

dagmada baxdo waa dagmo aad u barwaaqa sooran ah cimiladeeduna dhexdhexaad yihiin.

Dagmada dhaqaalaheedu wuxuu kutiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool ganacsigeeduna wuxuu xiriir laleeyahay magaalooyin dhoor ah sida muqdisho boosaaso gaalkacyo hargeysa hobyo baladweyne cadoodo.

Dagmada waxey laheed xiligii dowladii dhexe ee soomaaliya qeybo badan ee arimaha bulshada sida scool isgaarsiin iyo cisbital iyo waliba xaruma kale ee dowladeed sida saldhiga dagmada hada waxey leedahay goobaha adeegyada bulshada oo dhan sida xarumaha caafimaadka iyo schoolaat farabadan sida dugsiga hoose dhexe iyo sare ee iftiin iyo baxdo primary and secondery school iyo daarul culuum waliba bareefadyo farabadan oo kale sidoo kale waxey leedahay goobaha lagu barto diinta sido masaajid in kabadan 15 masjid oo uu kamidyahay masjidka weyn ee jaamacaa oo uu dhisay sh axmed cali khayre oo lagumagacaabo masjidu nuur iyo sidoo kale dugsi quraanyo gaaraya ilaa 30 dugsi quraan.

Waa dagmo istiraatiiji ah sidoo kalena ah dagmo aad u caan ah oo soomaalida oo dhan aad looga yaqaano gaar ahaan gobolada dhexe, waxaa lagu geeraaraa (baxdo waa laas hadey laastahay waadul joogtaa),

Xiligii hore waxaa degmada looyaqaanay ceelweyne waxeyna kamid aheed xiligii boqortooyadii boqor ujuuraan meelihii xarumaha waaweyn u ahaa maxaayeelay dhanka koofur bari waxaa kagataal meel lagu magacaabo suuq oo xiligii boqor ujuuraan aheyd magaalo wayn,dagmada baxdo waxy kamidtahay meelaha ugu nabada badan soomaaliya kadib markii ay burburtay dowladii dhexe ee soomaaliya,dagmada baxdo waxey kamid noqotay magaalooyinka sida aadka ah faafay baaxad ahaan waxy faaftay ilaa 6km dhan walba waxeyna u qeybsantaa ilaa 7 xaafadood oo kala ah sidaan

  • 1 tuulaqodox oo ah meesha ugu fiican xaga ganacsiga
  • 2 xaafada taalo oo ah xaafada ugu baaxad wayn xaafadaha dagmada baxdo
  • 3 Saraha Carabta Ama Buula Bacaad
  • 4 ceelgaduud ama ceelasha
  • 5xaafada.garsoor
  • 6 Giriin
  • 7 huruwaa
  • 8 Kaah
  • 9 Ex


sidoo kale waxaa dagmada hoosyimaada tuulooyin badan oo gaaraya ilaa 20 tuulo waxeyna kala yihiin

  • 1 maarsamage
  • 2 kaxandho
  • 3 balicaano
  • meygaagduub
  • 5 dhagtuur
  • 6 afwaax
  • 7 anan
  • 8 qaayib
  • 9 dowgaab
  • 10 seego
  • 11 xenlabi
  • 12 qalaanqal
  • 13 baraag qubeys
  • 14 aboorey
  • 15 baaldheer
  • 16 qaydaro
  • 17 ardo
  • 18 galxagagare
  • 19 xenlabi
  • 20 caliweyd
  • 21 dhagluul
  • 22 laan weyn

iyo waliba kuwakale oo badan, dhammaan tuulooyinkaan waxey hoostagaan dagmada baxdo dhinackasta sida maamulka ganacsiga iyo waliba arimaha bulshada sida gargaarka heyadaha caalamiga ah oo lasoo marsiiyo

sidookale waxaa dagmada baxdo kasoo baxay dad caan ah aqoonyahana culumaa,udiinka sh axmad cali kheyre oo ah sheekha diinta islaamka kufaafiyay Soomaaliya oo dhan sida banaadir shabeelada hoose marka bay baydhabo gobolada dhexe sida baxdo iyo deegaanada kuteedsan


  • sh cabdi ow,aadan guutaale oo ahaa caalin weyn oo kasoobaxay jaamacatu azhar ee wadanka masar
  • sh xasan ow,aadan guutaale
  • sh maxamed sh axmed faarax oo ah shiikh weyn oo quraanka kariimka

ah faafiyay

  • sh c/laahi warsame sheekh deere
  • sh maxamed macalin cali
  • sheekh c/laah

agoon

  • sh c/cabdi cosoble
  • macalin c/qaaddir sh cumar yarow
  • sh qaasim mucalim axmed
  • sh maxamuud iidle
  • sh axmed gurey oo ah mu,adin weyn oo caanka ah dagmada baxdo
  • Sh Xusen Sh Axmed Cali
  • sh c/laahi sabriye
  • macalin xuseen cilmi faarax suuley
  • Sh Cabdi Muuse jiirow
  • Intii Dhimatay Allaha U Naxariisto

Gudoomiyaasha

  • 1 nuur xaashi maxamuud ilkacase
  • 2 sh bashiir waaweyne
  • 3 faroole cali khayre
  • 4 Cali sh maxamed
  • 5 Nuur colow
  • 6 Mohamed Abdullahi Muuse Jirow


odayaashii dagmada

  • nabadoon cumar maxamed cabdi cumar gare
  • nabadoon xuseen suudi
  • nabadoon cli gujir
  • nabadoon cumar maxamed kaahiye
  • Nabadon yuusuf Muuse jiirow
  • nabadoon muuse nuux cabdi afrax
  • nabdoon jaamac cali salaad
  • nabadoon cismaan owcali taako cismaan kowte
  • nabadoon cismaan siyaad shirwac
  • nabadoon aadan faarax aadan mayle
  • nabadoon daahir maxmuud guuleed
  • nabadooon cabdi haybe cabdi cad
  • nabadoon Cali Maxamed shuureye (Cali Badel)
  • nabadoon garweyne salaad barqadle
  • nabadoon jaamac warsame ugaas
  • Intii Dhimatay Allaha U Naxariisto
  • Nabadonada Badan Kood Waa Dhinteen


  1. Baxdo
  • Waa Magaladii Ugu Horeysay
  • Ee Ayagoo Shacab Iyo Culmo
  • Ah Shabab Kadilay Ugu Yaraan
  • Boqol Qof Ayagoo Malintas
  • Aysan Heysan Garab Dowladeed
  • Ama Mid Mamulba Gobaledba


  • Dadka Baxdo Ku Nool
  • Waa Dad Kala Dambeya
  • Mid Yar Iyo Mid Weynba
  • Isku Mowqifna Ah Wixii
  • Baxdo Quseeya