Open main menu

Barnamijka Iskuxidhka HIV/AIDS Qaramada Midoobay

Boga "UNAIDS" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Dhismaha xarunta UNAIDS magaalada Jeniifa.

Barnamijka Iskuxidhka HIV/AIDS Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: Joint United Nations Programme on HIV/AIDS), loo soo gaabiyo: (UNAIDS); Af-Carabi: برنامج الأمم المتحدة المشترك لفيروس نقص المناعة البشرية/الإيدز) waa wakiil khaas ah ee Qaramada Midoobay taasi oo degan magaalada Fiyeena, Austriya.

Qoraalo La XidhiidhaEdit

Ku saabsan Qaramada MidoobayEdit

Linkiyo KaleEdit

TixraacEdit