Barbaroole ama Qardhaas La mood: Waa afar dhinacle oo labadii dhinac ee iska soo horjeeda ay barbaroole yihiin, saas oo kale labadii dhinac ee iska soo horjeeda waa isku cabir dherer kooda, Xaglahiisa iskubeeganna waa kuwa isla eg, labada xariiq ayaa isjara dhammaan xaglahiisu waa 360°.

Waxyaaba uu la goonida yahay:

  • Waxaa Bedka Barbaroole lagu helaa A = (BH) waxa ay ka dhigantahay (B) Dhere ka salka، (H) Dhereka joogga.
  • Waxaa kaloo lagu heli karaa Bed iyadoo la isku laba jibaaray Saddax-xagal ka samaysmaya xariiqimaha mara dhexda.
  • Xariiq karta waxa uu ka gooyaa dhexbartanka xariiqa kale.
  • Xaglaha iska soo horjeerda waa isla egyihiin.
  • Dhinacyada iska soo horjeeda waa kuwa isla siman.