Cabsi

(Waxaa laga soo toosiyay Baqdin)
Kani waa maqaal ku saabsan dareenka. Boga "baqdin" halkan ayaan laga toosiyay

Cabsi (Af Ingiriis : fear; Af Carabi : ar‎) waa dareen noolaha (dadka iyo xayawaanka) muujiyaan marka ay u arkaan in naftooda dhibaato soo gaadhayso. Dareenka cabsidu waxaa keena isbedel ku yimaada shaqada maskaxda taasi oo amar ku bixisa in halis soo waajahdey jidhka noolahaas. Qofka cabsanaya waxaa astaan u ah qaylo, orod, isqarin, oohin iyo wixii la mid ah.

Gabar yar oo cabsoonaysa

Ilaahay doonistiisa waa binu'aadanku inay weligood dunida ku noolaadaan: Cabsi ma jiri doonto. Dadku si run ah bay u farxi doonaan.

Qoraalo La Xidhiidha

wax ka badal
  • Naxdin
  • Oohin
  • Baqdin
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: