Bannaan
Banaan (Af Ingiriis : Plain; Af Carabi : ar) Juqraafi ahaan waa dhul bedeed ballaaran ee hooseeya fitsan si guud ahaan aan dhaafi karin 200 mitir. Banaanadu waxay ku wanaagsantahay beerashada Isu socodka ka fogaanta Buuraha iyo Dullal. Banaanadu waxay ka dhasheen dhulgariiro iyo burkaan ku dhacday Dhulka. Aragti ahaan waxaa lagu arkaa dhulka oonleeyda ah ama buuraha ku dhow ama dhulka sare ee ku dhow Burkaan iyo dhulgariir, Badanaa waxay u badantahay Banaanada meelaha ku dhowdhow xeebaha ama webiyada.
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Plains. |