Magaalada bandarjadid waxa ay ku talaa Gobolka Jubada Hoose waxa ayna u jirta magalada jammaame 7km bandarjadid waxaa magaalo loo aqoonsaday 1780 boqortoyadi beesha surre Ee ka talin jirtay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya magalada waxaa ku nool qiyaasti ugu danbeysay 2009 dad gaaraya 13kun oo qof magalada waxaa degaan ahaan u leh Beesha dir gaar ahaan surre gaar ahaan Qubeys inkasto ay jiraan bela kale oo somaliyed hogaamiyasha caanka ah ee magalada soo maray waxaa ka mid ah Sh.maxamed daahir xaaji cali ahaana qaadigi ugu horeyay ee diinta islaamka wax ku kala xukumay gobolka jubada hoose sido kale waxa magalada ka soo jeedo SIID ABDIQADIR XAAJI CALI oo mudo ka talinayay GOBOLKa liibaan ILAA MAGALADA BAYDHABO masuuliyin badan ayaa ka soo jeeday magalada bandarjadid xaga militry waxaa isna ka soo jeeda CORNEL BARRE XAAJI CUMAR , BASHIIR SH.NADIR CABDALA CABDU CUUD IYO RAG BADAN OO ISU BAD BADALAY HALGANKI WADANKA LAGU XOREYAY WAXA DOOR MUHIIM AH KA SOO CAYAARAY mujaahid Aadan axmed dhibe (aadan kareeto) Allah unaxariistee.

BANDARJADIID dadka degan waa Ganacsato, xoolo dhaqato iyo Beeraley.

Magaalada waxaa ka jira maamul hoosaad oo dadka deegaanka ay dhisteen,

Laga soo bilaawo 2008 ilaa hada Magaalada Bandarjadiid waxaa Gacanta ku haayo URURKA AL SHABAAB,

Odeyaasha ugu Caansan Magaalada Bandarjadiid waxaa ka mid ah

SHeeq Cabduqaadir Cali Jibriil

Cabdi xasan Cusmaan (Cabdi shanle)

Macalin Cali

Macalin Cilmi

MACALIN ABUUKAR MALAAS

Axmed Hagoogane

Max amed Aadan Axmed dhibe

Odey Cabdow

Cali doobiyo

Cusmaan cali Jibriil (hadaafow)

Magaalada Bandarjadiid waa magaallo leh

Dhul beereed balaaran, Bad qurux badan lkn xoogaa ka yara fog, iyo wadooyin isku xira Kismayo iyo Jamaame.

Qore: Dr Hussein Ali Jibriil (Guuleyste).