Bah-udgoon wuxuu ahaa guuto ee Darawiishta Diiriye Guure. Waxaa guutadaas ku jirey Cigaal Naleeye, iyo Odala Samakab. Waxaa abaanduul ka ahaa Faarax Qarshi, emiirk Diiriye Guure walaalkii Khaliif, iyo Macaln Cagadhiig.