Badeel ama Majarafad (Af Ingiriis : Shovel Af Carabi : ar‎) waa qalab loo adeegsado dhismaha iyo qodida gododka isku qasida shamiitada quruuruxa iyo carada, waxaa kaloo loo adeegsadaa qodida gododka, ama gurida carada.

Nin badeello badan wada

Badeelka ayaa noocyo badan leh isagoo isugu jira mid loogu talo galay beeraha iyo mid kaloo baabuurta ku xiran.

Jaadadka badeelka wax ka badal

sawirka MAgaca
  Badeelka dhuxusha
   Badeelka barafka

  Badeelka lagu xaaqo barafka
snow pusher

Badeelka miraha lagu guro 


spoon shovel
    Maqaraf

  roofing shovel
  spade
  Badeel afar gees
scoop
  Badeelka dabka lagu shido
   Badeel boombale caruurta

  Badeelka lgu qodo Gododka macdanta 
  Badeel Dagaal ama ciidan waa midka lagu qoto difaaca