Gacanka Eyl

(Waxaa laga soo toosiyay Badda Eyl)

Gacanka Eyl ama Badda Eyl (ingiriis: bay of Eyl) waa gacan biyo badda oo horjeeda magaalada Eyl. Waxay ku taala Marinka Gardafuul.