Bacaad
Bacaad(Af Ingiriis : Ba'aad; Af Carabi : ar), waa mid ka mida ah magaalooyinka ugu qadiimisan Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Bari, waxaa assaaska magaaladani ku sinayd qarnigii 17-aad ee Taariikhda Miilaadiga. Magaaladanu waxay caan ku tahay Dekedda dabiiciga ama rabaani ga ah ee la yiraahdo Dekettu Raxmaan, halkaa oo Soomaalidu mudo dheer ka dhoofin jireen badeecadaha ay u waaridayaan wadamada shisheeye, si doo kale wixii ay la soo degayaan ayeey kala soo degi jireen. Bacaad waxay caan ku tahay Dekadda dabiiciga ah ee Dekatul Raxmaan. [1]
Bacaad Bacad | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Bari |
Magaalo | Bosaso |
La Asaasay | 1708 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Taariikh
wax ka badalInkastoo uu xadidan yahay horumarka ay samayasay magaaladani mudooyinkii u dameeyay hadana waa magaalo magac dheer, qiimo badana u lahayd bulshooyinkii jiray wixii ka horeeyay 1980- xiligaas oo ku dhowaa waqtigii la furay Dekedda Magaalada Boosaaso. Bacaad waxay leedahay dhul aad u weyn oo suurtagal ay tahay in siyaabo badan oo kala duwan looga faa'iidaysto, gaar ahaan hadiiba ay suurowdo in la balaarito Dekadda dabiicig ah ee Magaalada. [2]
Tixraac
wax ka badal- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2019-06-16. Soo qaatay 2019-06-16. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://travelingluck.com/Africa/Somalia/Bari/_65120_Bacaad.html