Baashe muuse maxamed ( baashe diig )

wuxu kamid ahaa Ragii afduubay diyaaradii Somali-airlines ee 1984kii . Sababta ay uafduuben ayaa ahayd in ay badbaadinayeen dhalinyaro dil lagu xukumay oo ku xidhnaa jeelka mandheera.

baashe muuse wuxu ahaa beesha Habarjeclo siiba ahaa beesha urursuge