Gasiirada Saacadiin, Gasiirada Sacad-Din (Carabi: سعد الدين إد جزر, Ingiriis: Sa'ad Din Island) sidoo kale loo yaqaan gasiiradaha Sacaada-Diin waa gasiirad ku dhex taala biyaha gacanka Cadmeed ee Bada Cas taasi oo 7 km u jirta magaalada taariikhiga ah ee Saylac. Gasiirada Saacadiin waa mid aad u balaadh oo lagu qiyaasey 12 km isku wareeg ah (12 km²).

Gasiirada Saacadiin
Juquraafi
MeeshaSomaliland
DeegaankaSaylac agagaarkeed
Tirada gasiirado6
Gasiiradaha ugu waynSaacadiin, Ceebaad, Aibat
Baaxada km2 ( sq mi)
Balaca[convert: needs a number]
Maamulka
Ku baahsan km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Area covered km2 ( sq mi)
Bulshada<

Juquraafiga

wax ka badal

Nolosha Ka Jirta Gasiirada

wax ka badal

Jaziiradaha hadda ma lahan dad si rasmi ah u dagan, lamana dagna, waloow ay weli marmar booqdaan dalxiisayaal, kalluumaysato deegaanka ah, iyo kuwa doonaya inay maamuusaan Sacad ad-Diin II.[1]