Astaanta Qaranka ee Soomaaliya

(Waxaa laga soo toosiyay Astaannta Qaranka ee Soomaaliya)

Astaanta Qaranka Soomaaliya waxay ka kooban tahay: Gaashaan ciraad furan oo leh xidaayad dahabi ah, dhexdana ku leh xiddig shan geesley ah oo dheeh qalan ah leh. Gaashaan dushiisa waxaa ku yaal rukumo carbeed oo xardhan, lehna shan madax oo dahabiya oo ay labada geesaha ku yaalla ay kala qaaran yihiin, hareerahana waxaa ka haya laba shabeel oo dabiici ah oo isku began kuna kala taagan laba waran oo isku waydaarsan caarada hoose ee reste, ayna weheliyaan laba caleen cawbaar dabiici ah, diilin caddina ku qoofalan tahay.

Astaanta qaranka Soomaaliya
Habka
IsticmaalaJamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
La ansixiyey10 Oktoober 1956
Dahaadhkaxidaayad dahabi ah
NaqshadaGaashaan
Laba Shabeel
DhinacyadaLaba waran

Taariikh Kooban

Astaanta Ciidanka ee wadanka Soomaaliya waxaa la sameeyay Oktober 10, 1956. Waxay ka kooban tahay labo harimacad iyo gaashaan dhexda ku leh xidig cadaan ah; taasi oo dabcan laga soo xigtay Calanka Soomaaliya.

Noocyadii Kala Duwaanaa ee La Soo Isticmaalay

Xigasho

Tixraac