Arsenal FC

(Waxaa laga soo toosiyay Arsenal)

Arsenal FC

Arsenal
Magaca oo dhameestiranArsenal Football Club
NaaneysThe Gunners
Magac koobanArsenal
La aasaasayOktoobar 1886; 137 sano ka hor (1886-10), as Dial Square
GaroonEmirates Stadium
Garoonka Awoodda60,704
MilkiilahaKroenke Sports & Entertainment
Co-chairmenStan and Josh Kroenke
MaamulahaMikel Arteta
WebsiteClub home page
Guriga midab
Marti midab
Saddexaad middab

Arsenal FC waa naadi ama kuluub Ingiriisi ah oo kadhisan magaalada London. Waa naadi aad ufac wayn uguna caansan naadiyaasha kadhisan (UK) Arsenal ayaa waxaa la'aas aasay sanadku markuu ahaa {1886} . arsenal waxay kamid tahay kooxaha aduunka ugu wawayn, ugu koobabka badn, uguna taagerayasha badan sido kalena ugu taajirsan had iyo goorna waxa lagu magacaba tagerayashooda kuwa ugu dulqaadka badan. sanadii 20003 ilaa 2004 Arsenal waxay ku guulaysatay koobka ingiriiska ayadoon hal mar xita laga badin "cajayib" waxayna mutaysatay koobka dahabka noqotayna kooxda kaliya ee ingiriisa ku guulaysato koob dahabi ah"waa".

TAARIIKHDA wax ka badal

Arsenal ayaa markii la'aas aasay kamid noqotay 85.166.101.45 17:22, 15 Nofeembar 2013 (UTC) naadiyaasha ugu waawayn dalka ingiriiska. Arsenal markii ugu horaysay ee ay qaaday horyaaalka sanadku Wuxuu ahaa 1930 isagoo markaasna kudarsaday koobka FA ladhoho markaasna waxaa watay tobo barihii caanka ahaa ee Hirber tshamban arsenal waxa ilaa hada leeliya tababare arsene wenger arsenal waxay samaysay saxiixii ugu waynaa abid ee soomara kooxda iyadoo sanadii 2013 kooxda keentay Mesut Ozil oo kamid ah ciyaaryahanada ugu waa wayn kubada cagta ilaa hada kana tirsanaa na adiga isbaanishka ah ee Realmadrid Fc

koobabka wax ka badal

Arsenal ayaa horyaalka qaaday 13 jeer Sanadihii

1931 1933 1934 1935 1938 1948 1953 1971 1989 1991 1998 2002 2004

Koobka FA CUPka Waxay qaaday 12 jeer oo kala ah

1930 1936 1950 1971 1979 1993 1998 2002 2003 2005 2014 2015

kobka kaarlin cupka Waxay qaaday 2 jeer oo kala ah

1987 1993

koobka saxanka waxay qaadeen 12 jeer oo kala ah

1930 1931 1933 1934 1938 1948 1953 1991 1998 1999 2002 2004 2014

koobka carwooyinka oo hada labadalay oo hada laga dhigay uefa legue waxay qaaday 1 oo ah

1970

koobka koobabkana waxay qaaday 1 oo ah

1994

Tixraac wax ka badal

Eeg waliba wax ka badal