Arrin xasaasi ah ama xarfo kala macna ah (Ingiriisi: Case sensitivity) waa halbeeg loo adeegsado in laga tusaalo qaato xaalad ah xarfo isbedela ama aan u dhigmin saami ahaan sida xarfaha waaweyn iyo xarfo yaryar xarfaha Af-Ingiriisiga ee hab kale ah mana jiro wax farqi ah oo u dhexeeya (A) iyo (a) dhawaqoodu waa isku mid laakiin qeyb ka mid ah Luqadda Borogaraaminta tusaale ahaan farqiga u dhexeeya Doorsoome Case iyo case arrinkaas waxaan leenahay Luqadda C tusaale isku mashquulinta arrinta xarafka waxaan leenahay ma xaraf weyn baa mise xaraf yar waxaa jirta arrinkaas mid u dhigma sida Visual Basic aan loo eegin xaaladda xarafka. Tusaale kale marka aan dooneyso in aad furto email Email waxaa laga yaabaa in aad la kulanto qoral ah waxaa laguugu wargelinayaa inaad iska hubiso keyboard Caps Lock ma shaqaynayo waa in aad qortaa Ereysir passord waxaad qori PASSWORD taasoo loola jeedo habka inuu u qaadan doono midda hore ka duwantahay midda dambe haddii ay tahay xasaasi xarfaha ee uu haysto u shaqaynay si lid ka lid ah.