Amistardam

(Waxaa laga soo toosiyay Amsterdam)

Amistardam ama Amsterdam waa caasimada Dalka Holland waxaana degen in ka badan 851 573 oo qof (2017). Amsterdam waxay hoy u tahay dad kasoo kala jeeda aduunka dacaladeeda oo dhan waxaana ku nool in ka badan 170 jinsiyadood sidaa daraadeed waa magaalada aduunka ugu jinsiyadaha badan marka laga reebo New York. Amistardam waa magalada ay u soo hoydaan dadka ku nool qaarada yurub marka la gaadho dhaamadka todobaadka ama weekendga, sababtoo ah dadka ku nool qaarada, yurub ayaa u soo dalxiisa iyaga oo u imaada waxayabaha ay ka midka yihiin, xashiishka, waxyaabo kale oo fisqi ah oo ay dheertahay qarada %Yurub.

Amistardam