Alifbeet
Kani waa maqaal ku saabsan alifbeetada aasaasiga ah ee wax qorista.

Alifbeetka Far Soomaaliga
Alifbeet (Af Ingiriis : alphabet; Af carabi: ألفبائية) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro hal luuqad ama luuqado badan. Alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[1]
Jaadyada AlifbeetkaEdit
Qoraalo KaleEdit
Linkiyo kaleEdit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- The Origins of abc
- "Language, Writing and Alphabet: An Interview with Christophe Rico", Damqātum 3 (2007)
- Michael Everson's Alphabets of Europe
- Evolution of alphabets, animation by Prof. Robert Fradkin at the University of Maryland
- How the Alphabet Was Born from Hieroglyphs—Biblical Archaeology Review
TixraacEdit
- ↑ name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92–96