Af Miinshaarnimaddu waa qofka oo si fiican u hadli kara oo u qeexi kara ujeedaddiisa. Af Miinshaarnimadu kuma eeka hadalka oo keli ah, ee waxay gashaa Gabay-ga iyo Suugaan-ta qaybaheeda kala duwan.

Tixraac wax ka badal

1. http://himilomedia.com/waataa-sidii-xorriyadda-soomaali-u-hannatay-lagu-xoogsanayo-af-miinshaarnimo-iyo-weji-ku-macaash-oo/ Archived Febraayo 20, 2019 // Wayback Machine